1: Friday, June 7, 2013 - 20:03:40
2: 158 Jeer.

Nadal oo gaaracay Djokovic kadibna ugudbay final-ka French Open

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

nadal-
Xidiga tennis-ka ee wadanka Spain ,Rafael Nadal ayaa garaacay laacibka nambarka koowaad ee aduunka Novak Djokovic waxaana uu gaaray final-ka French Open markii sadexaad oo xiriir ah iyo markisii shanaad taariiqda.

Nadal ayaa ku garaacay Djokovic sad gaaraya 6-4, 3-6, 6-1, 6-7 (3-7), 9-7 kadib markii labada nin ciyaareen afar saac iyo 37 daqiiqo .

“Tani waa guul gaar ah ,waan ka helaa inaan wajaho Novak ayuu Nadal usheegay saxaafada markii uu gaaray final-ka French Open.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed