1: Sunday, June 16, 2013 - 09:51:30
2: 520 Jeer.

Mourinho: Waxaan ogaa bilo ka hor in uu Ferguson fariisanaayo ana waan…

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

mourinho_682x400_1007281a
Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay in uu dadka dhan hortood ogaa in uu Sir Alex Ferguson ka fariisanaayo ciyaariyaha xagagan.

Mourinho waxaa uu ku adkeystay in Ferguson uu isba ogaa in uu ku laabanayo Chelsea.

“Waxaan ogaa Ferguson in uu fariisan doono dhowr bilood ka hor ,waa saaxibkey ,wuxuu ii sheegay in uu fariisanayo dhamadka xagaga ,ana waxaan usheegay in aan ku soo laabanayo Chelsea.

“Waxaan nahay saaxibo aad isug dhow ,kalsooni ayaan waxas oo dhan isugu sheegnay ayuu Mou usheegay Daily Mail.

Mourinho ayaa hadalkaan usheegay in uu cadeeyo in uusan wax shaqo ah ka rabin Man United ,kadib markii la sheegay in looga adkaaday kursiga Old Traford.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed