1: Saturday, June 1, 2013 - 21:56:23
2: 946 Jeer.

Mourinho oo Madrid iyo Bernabeu iyo taagerayasha cad cadka ku yiri Bye bye + DAAWO SAWIRAD

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

gaal
Sadex sano kadib tababare Jose Mourinho ayaa ka tagay kooxda Real Madrid ,xili ay guul ku sagootiyeen xidigihiisa kuwaas oo 4-2 ku xaaqay kooxda Osasuna.

Natiijada ciyaarta waxaa ka macaana macasaalamada tababare Jose kaas oo lagu wado in uu dib ugu laabto kooxdisi hore ee Chelsea .

Mou ayaa ka tagay Madrid isagoo aan xagagan wax koob ah uqaadin marka laga reebo in uu keenay booska labaad ee horyaalka.

“Waxaan idiin rijeynaya mustaqbal wanaagsan dhaman taageerayasha Madrid ,waxaana doonaya in aan idin iraahdo mahadsanidiin dhaman taageerayasha sare ,xushmad gaar ah ayaan idiin hayaa nasiib wacan ayuu yiri tababare Mou ciyaarta kadib.

Mou ayaa lagu wadaa in uu uduulo magalada London si uu shaqada Chesea ula wareego ,laakiin waxaan la ogeyn mustaqbalka Ronaldo kaas oo ciyaarta caawa ka maqnaa.

Last act: Jose Mourinho took charge of his final match at Real Madrid on SaturdaySnappers: Mourinho was surrounded by photographers on the touchline on Saturday at the Bernabeu

Cheers and jeers: Mourinho was greeted with a mixed reaction during Real Madrid's match against Osasuna

Appreciation: A Real Madrid supporter waves a Mourinho flag during his farewell match

Gracias: Real fans hold up messages saying 'thank you' to their departing Portuguese manager

Farewell: Mourinho waves goodbye to the fans after the match in Madrid

Real Madrid's Portuguese coach Jose Mourinho

Real Madrid's coach Jose Mourinho
Stare: Cristiano Ronaldo was left out of the final match of the season by Mourinho with a back injuryOvation: Ronaldo greeted the crowd before kick off in the La Liga match at the Bernabeu

Lead: Gonzalo Higuain gave Real Madrid the lead in the first half

Familiar face: Michael Essien, who worked with Mourinho at Chelsea, doubled Madrid's lead before half-time

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed