2: 2,237 Jeer.
Midkee ugu naag qurxoon ciyaartooyda Man United ?
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Xidigaha kooxda Man United ayaa habeenkii la bixinayay xidiga sanadka ee United laga dareemay in ay isugu fanayan xaasaskooda.
Xidigaha United oo aad usoo labistay ayuu mid walba horey gacanta usoo qabsaday saaxibtiis oo iyana aad ulabisan.
“Meesha waxaan ku ogeyn in lagu bixinaayo laacibka sanadka ee United laakiin waxaa ay isku badashay tartankii quruxda dumar ayuu yiri Ashley Gray oo ah qoraa ka tirsan Daily Mail.
Hadaba aan eegnee yaa ugu saaxin qurxoon ayuu hadalkiisa ku daray Ashley Gray
Hadaba aqriste adigu go,aami qofta ugu shidan xafladan.








FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨