1: Wednesday, July 3, 2013 - 18:50:39
2: 1,137 Jeer.

Maxaad ka taqana 8 xidig oo reer Holland ah oo uciyaaray Manchester United.

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

van-2312159-196F03DD000005DC-147_634x400
Waa muhiim in aad wax badan ka ogaato heerarka iyo taariiqaha soo jireenka ah ee kooxda aad taageerto .

Kooxda Manchester United ee wadanka England waxaa udiiwaan gashan sideed ciyaariyahan oo udhalatay wadabnka Holland.

Labo ka mid ah sideedaas xidig ayaa xiligaan ku sugan kooxda.

Qaar ka mid ah xidigahan ayaa guulo taariiqi ah la gaaray kooxda Red devils .

Hadaba waa kuwaan 8-da ciyaariyahan

Alexander Buttner

Arnold Muhren
Edwin van der Sar
Jaap Stam
Jordi Cruyff
Raimond van der Gouw
Robin van Persie
Ruud van Nistelrooy

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed