1: Monday, May 27, 2013 - 00:11:54
2: 690 Jeer.

Maxaad Ka Taqaanaa 10-ka Gool ee Ugu quruxda badan Lional Messi ee Sanadka 2012-2013? Daawo Video

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

messsss

Laacibka mucjisada ee kooxda Barcelona iyo Xulka Arjentina Lional Messi ayaa waxa sanadka 2012-2013 waxa uu kooxdiisa uu u dhaliyey goolal fara badan

Messi oo afar jeer noqday laacibka ugu wanaagsan caalamka ayaa waxa uu halkaan ku soo bandhigayaa sababta uu u yahay laacibka Ugu wanaagsan Dunida

Daawo 10-ka Gool ee Lional Messi ee Sanadka 2012-2013

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed