1: Thursday, July 11, 2013 - 10:56:22
2: 1,111 Jeer.

Maxaa kala socotaa guulaha kooxaha Man United iyo Arsenaal ay gaareen taariikh ahaan?

Waxaa Qoray: Hoos ka fiiri

Arsenalv_ManUtd
Madaama Premier League England uu bilaaban doono mudo haatan ka harsan bil waxaan idiin heynaa kooxaha ugu awooda badan iyo guulaha ay gaareen taariikh ahaan waxaan maanta diirada saari doonaan naadiyada Man United iyo Arsenal waxa ay kaga duwan yihiin kooxaha kale ee Premiership-ka kula hardami doonaan xili cayaareedkan waxaana idiin heynaa warbixin kooban oo ku saabsan labadan naadi macluumaadkooda soo jireenka ah:

Magaca: Manchester United

GARD Pro Not Registered

Naaneesta: The Red Devils

Xiliga la aas aasay: 1878

GARD Pro Not Registered

Garoonka: Old Trafford

Macalin: David Moyes

Inta jeer oo ay qaaday horyaalka (20):1908, 1911, 1952, 1956, 1957, 1965, 1967, 1993, 1994, 1996, 1997, 1999, 2000, 2001, 2003, 2007, 2008, 2009, 2011,2013

FA Cups (11):1909, 1948, 1963, 1977, 1983, 1985, 1990, 1994, 1996, 1999, 2004

League Cups (4):1992, 2006, 2009, 2010

European Cups (3):1968, 1999, 2008

Cup Winners’ Cups (1):1991

Super Cups (1):1991

Inter-Continental Cups/FIFA Club World Cup (2): 1999, 2008

Cayaaryahankii lacagta ugu badnaa ay kusoo iibsatay: £31m, Dimitar Berbatov from Tottenham Hotspur, August 2008

Cayaaryahankii ugu qaalisnaa oo ay iska iibiso: £80m, Cristiano Ronaldo to Real Madrid, June 2009

Xidiga ugu goolasha badan: Bobby Charlton, 249

Xidiga ugu safashada badan: Ryan Giggs, 941 (May 21, 2013)

Official Club Website:ManUtd.com

Markana aan Arsenal macluumaadkeeda isla eegno:

Magaca: Arsenal

Naaneesta: The Gunners

Xiliga la aas aasay: 1886

Garoonka: Emirates

Macalin: Arsene Wenger

Inta jeer oo ay qaaday horyaalka (13):1931, 1933, 1934, 1935, 1938, 1948, 1953, 1971, 1989, 1991, 1998, 2002, 2004

FA Cups (10):1930, 1936, 1950, 1971, 1979, 1993, 1998, 2002, 2003, 2005

League Cups (2):1987, 1993

Fairs Cups (1):1970

Cup Winners’ Cups (1):1994

Cayaaryahankii lacagta ugu badnaa ay kusoo iibsatay: £16m, Santi Cazorla, from Malaga, August 2012

Cayaaryahankii ugu qaalisnaa oo ay iska iibiso: Cesc Fabregas, £40m to Barcelona, August 2011

Xidiga ugu goolasha badan: Thierry Henry, 228

Xidiga ugu safashada badan: David O’Leary, 722

Official Club Website: Arsenal.com

Waxaa Qoray: Sakariye Cabdi

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed