2: 238 Jeer.
Mascherano oo raali galin ka bixiyay qaladkii uu ku haraatiyay mid ka mid ah shaqaalaha caafimadka
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Javier Mascherano ayaa raali galin ka bixiyay haraatidii u ku dhuftay mid ka mid ah shaqaalaha caafimadka oo isaga waday ciyaartii ay Argentina 1-1 la gashay Ecuador.
Xidigaan ayaa la siiyay casaankii xalay markii uu haraatiyay mid ka mid ah shaqaalaha caafimadka daqiiqadii 86 aad.
“Kaliya waxaa waajib ah in aad qirato dambigaan oo kale markii aad gasho ,waxaan ka bixinaya raali galin , waxaa iga tan badiyay carada ,waxaan rajeynaya in qaladkeyga uusan muuqal wanaagsan unoqon aduunka ayuu yiri Javier Mascherano.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨