HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Monday, April 28, 2014 - 21:04:16
Waxaa la aqristay: 230 Jeer.

Marouane Fellaini, Erik Lamela iyo Kim Kallstrom oo hogaaminaya ciyaaryahanada ugu xun Premier League-ha SAWIRO+

Waxaa Qoray:

xun
Ururka kubadda cagta Ingiriiska oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan FA-ga ayaa umagacaabay ciyaaryahanka ugu fiican sannadka laacibka dhaliyaha u ah kooxda Liverpool Luis Suarez.

Waxaa dhanka kale la magacaabay ciyaartooydii ku guuldaraystay ineey soo bandhigaan tayadii ay lahaayeen waxaana loo gartay ineey noqdaan ciyaartooyda ugu xun horyaalka Premier League-ha.

Liiska ayaa waxaa hogaaminaya ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Marouane Fellaini, Erik Lamela oo weerarka ugu ciyaara kooxda Tottenham iyo Kim Kallstrom oo Arsenal qadka dhexe ugu ciyaara.

Dhamaan ciyaaryahanadaasi ayaa waxay ku guuldaraysteen ineey la yimaadaan oo wax ka badalaan kooxahooda, waxaana cod la qaaday lagu sheegay ineey noqdeen kuwii ugu xumaa sannadka 2013/2014-ta.

Liiska ciyaartooyda ugu xun Premier League-ha oo samaysay Sportsmail ayaa lasoo saaray waxay kala yihiin:

Stekelenburg (Fulham), Lowton (Aston Villa), Amorebieta (Fulham), Diakite (Sunderland), Cissokho (Liverpool); Lamela (Tottenham), Fellaini (Manchester United), Kallstrom (Arsenal); Cornelius (Cardiff), Van Wolfswinkel (Norwich), Bent (Fulham).

xun1

xun2 xun14 xun13 xun12 xun10 xun9 xun8 xun7 xun6 Swansea city v Aston Villa xun4 xun3

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨