1: Sunday, May 26, 2013 - 20:11:32
2: 678 Jeer.

Mario Mandzukic oo iska lumiyay biladii Champions League + DAAWO VIDEO

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

bildWeeraryahanka kooxda Bayern Munich, Mario Mandzukic ayaa lagu soo waramaya in uu lumiyay biladii dahabiga aheyd ee qoorta loo suray final-kii Champions League

Mario Mandzukic ayaa waxaa ka tan badatay farxadii waxaana intii uu dabaal daga ku jiray go,aday biladii ,waxaana qoortiisa ku so haray xarigii oo kaliya.

Laacibka wadanka Croatia ayaa umahad celiyay Frank Bilaal Ribery oo bilada ka qaaday sfhulka ka dibna siiyay .

Mario Mandzukic ayey la yaab la noqotay in uu iska lumiyo biladaas dahabka ah.

Xidigaan ayaa bandhig fiican ka sameeyay final-kii Champions League isagoo dhaliyay mid ka mid ah labo gool oo oo ay dhalisaay kooxdiisa.

Halkaan Ka daawo Video

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed