1: Friday, May 24, 2013 - 08:58:18
2: 731 Jeer.

Manchester City oo ka adkaadtay Chelsea kuankii saaxibtinimada + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

city30067-19F81D05000005DC-482_964x386
Chesea ayaa wali wxaa ay dhibaato xoog leh ka mareysaa in ay ka adkaato mudooyinka kooxda Man City.

Kulankii labada koox ee saakay aroortii ka dhacay USA ayaa loogaga adkaaday kooxda Chelsea 4-3.

The Blues ayaa la hor martay sadex gool ,laakiin waxaa loogu jawaabay 4 gool.

Ba ayaa daah furay ciyaarta daqiiqadii 14 aad, Azpilicueta ayaa rigoore uga dhigay 2-0 halka uu Oscar ka dhigay 3-0 daqiiqadi 53 aad.

Laakiin Man City ayaa soo rogaal celisay markii ay labo daqiiqo labo gool ku dhaliyeen Garcia iyo Dzeko , waxaana ciyaarta bar baro ka dhigay Dzeko oo dhaliyay goolkiisi labaad.

Daqiiaqdii 90 aad ayuu goolka guusha udhaliyay City daafaceeda Micah Richards,waxaana ay ciyaartii ku soo idlaatay 4-3 oo ay ku badisay Man City.

Head boy: Manchester City's Micah Richards completed a remarkable turnaround against Chelsea

Head boy: Manchester City's Micah Richards completed a remarkable turnaround against Chelsea

Spot on: Cesar Azpilicueta put the Blues 2-0 up from the penalty spot late in the first half

Spot on: Cesar Azpilicueta put the Blues 2-0 up from the penalty spot late in the first half

... and the game seemed won when Oscar rounded Richard Wright to make it 3-0 to Chelsea

... and the game seemed won when Oscar rounded Richard Wright to make it 3-0 to Chelsea

Battlestations: The game was played in a competitive spirit, with established stars happy to stick the boot in

Centre of attention: Chelsea and Manchester City were watched by a sellout crowd inside Busch Stadium

Centre of attention: Chelsea and Manchester City were watched by a sellout crowd inside Busch Stadium

Thanks: Players were appreciative of the crowd, and will hope for more of the same in New YorkThanks: Players were appreciative of the crowd, and will hope for more of the same in New York

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed