1: Thursday, July 11, 2013 - 12:02:45
2: 809 Jeer.

Man City oo usoo duushay wadanka Koonfur Africa + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

city fly to south africa
Kooxda Man City ayaa usoo duushay wadanka koonfur Afrika halkaas oo ay ka bilaabi doonaan kulamadooda fasaxa xagagan.

Tababare Manuel Pellegrini ayaa nolashiisa cusub ee City ka bilaabi doona qaarada madow ee Afrika.

City ayaa ka qeyb gali doonta koobka sanad walba uu dhigo madaxweynihii hore ee koonfur Africa , Nelson Mandela.

Waxaa ay la ciyaari doonaan labo koox oo reer South Africa ah kuwas oo ah Supersport United iyo AmaZulu FC mudo 4 cisho ah.

Size matters: And Manuel Pellegrini led his troops for the first leg of their globetrotting pre-season tourMicah Richards

Fernandinho
New man: Manuel Pellegrini walked with midfielder Jack Rodwell to fly to City's pre-season tour of South Africa

Bags packed: City and England's No 1 keeper Joe Hart waits to board the bus ahead of the tour

Joleon Lescott

James Milner
Young Gun: Devante Cole, son of former United and City striker Andrew, took his place on the trip

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed