1: Monday, July 1, 2013 - 15:40:55
2: 1,063 Jeer.

Macalinka cusub ee Man United David Moyes oo si rasmi ah ula wareegay shaqada + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

moyes -2352198-1A9A1FFE000005DC-471_634x462
Tababaraha cusub ee kooxda Man United David Moyes ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay shaqada tababarinimo ee kooxda United.

Moyes ayaa gaaray Carrington halkaas oo si weyn looguy soo dhoweeyay .

Tababaraha cusub ee Man United ayaa la yimid shaqaalihii laga sugayay kuwaa oo dhaman noqday kuwa isaga la soo shaqeyay .

Caawiyaha tababaraha ama ku xigeenkiisa waxaa noqon Steve Round, macalinka kooxda koowad ayaa noqon doona Jimmy Lumsden halka Chris Woods uu noqon doono macalinka gool hayayasha.

Waxaa ay badali doonaan Mike Phelan, Rene Muelensteen iyo Eric Steele oo ah shaqaalihi Ferguson.

“Waan la soo shaqeyay Steve, Chris iyo Jimmy mudo sano ah waana ku faraxsanahay in ay go,aansadeen in ay igula soo biiraan kooxdan weyn ayuu yiri Moyes .

Desk job: David Moyes gets settled in at Manchester United (complete with mouse mat) on his first day at workDavid Moyes

David Moyes

Welcome: Moyes meets members of staff on his first day of work as the club's new manager at Carrington Welcome: Moyes meets members of staff on his first day of work as the club's new manager at Carrington

Here we go: David Moyes arrives at Carrington for his first official day in charge of Manchester UnitedNew manager David Moyes arrives at Man United

 Head on: Moyes faces several challenges as he starts his job at United

Line up: David Moyes poses with assistant manager Steve Round (left) and coach Jimmy Lumsden (right)

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed