2: 176 Jeer.
Luis Suarez oo tababarka Uruguay ka soo muuqday+sawiro
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar
Luis Suarez ayaa maalinba maalinta ka dambeysa si fiica ugu sii caafimaadaya kulanka June 19-keeda dhexmaraya England iyo dalkiisa garoonka Sao Paulo.
Ciyaaryananka Liverpool ayaa u baahday qaliinka markii uu jilibka dhaawac ka soo gaaray bishii hore taasna waxaa ay hoos u dhigtay rajadiisa koobka Adduunka.
Laakiin fariinta masej ah duuban oo la soo bandhigay ayaa lagu xaqiijiyay in Suarez uu soo caafimaaday.
27 jirkan ayaa si caafimaadleh ku qaatay tababarka xulkiisa.









FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨