1: Friday, May 24, 2013 - 20:29:07
2: 660 Jeer.

London oo soo dhoweysay Munich iyo Dortmund + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

loMagaalada London ayaa si weyn usoo dhoweysay kooxaha Bayer Munich iyo Borussia Dortmund oo ku dagaalami doona Wembley .

Labada koox ee reer Jarmal ayaa gaaray magaalada London ,iyadoo ay dad weyne faro badan safnayeen hareeraha wadooyinka.

Waxaa ay ka soo dageen garoonka London airport ,laakiin waxaa ay kala saarnayeen labo diyaaradood ayuu leeyahay Ashley Gray oo ka mid ahaa wariyashii joogay garoonka diyaaradaha.

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund, Robert Lewandowski ayaa ah qofka ughu badnaa ee lagu mashquulay kaas oo ay doonayan sadex ka mid ah kooxaha Ingriiska.

London waxaa ay mudan tahay in loo mahad celiyo kadib soo dhoweyntii jamaahiirta jarmalka ayuu lee yahay Ashley Gray.

Labada koox ee reer Jarmal ayaa bari ku dagaalami doona final-ka koobka horyaalada yurub.

Take off: Dortmund players leave the local airport to head for LondonBad timing: Dortmund boss Jurgen Klopp (centre) makes his way through the crowd at Stansted airport

London calling: Dortmund's Robert Lewandowski speaks on his phone before boarding the flight

All smiles: Dortmund boss Jurgen Klopp prepares to board the flight to London

Centre of attention: Franck Ribery leaves the coach and walks into the Bayern Munich team hotel at London's Landmark shortly after an onlooker threw a Borussia Dortmund scarf (left)

 

Back in London: Munich's Arjen Robben collects his luggage before going to the team hotelStaying casual: Mario Gomez makes his way off the Munich plane after landing in London

Making base: Dortmund fans cheer on their team from inside the fan zone at Trafalgar Square

All set up: Trafalgar Square will provide the fan zone for the Champions League final

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed