1: Sunday, June 30, 2013 - 09:26:23
2: 1,075 Jeer.

Lionel Messi oo 9-6 kaga adkaaday xidigaha kale ee aduunka + DAAWO VIDEO

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

messi ok ok
Kulankii sadaqada ee kooxda uu watay laacibka aduunka Lionel Messi iyo aduun intiisa kale ayaa ku soo idlaaday 9-6 oo uu ka badiyay Messi.

Kulankii xalay ka dhacay magaalada Medellín, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Colombia ayaa waxaa goolkii koowaad dhaliyay Messi daqiiqadii 5 aad ee bilawgii ciyaarta.

Hadaba goolasha sidan ayaa loo qeybsaday

5′ [1-0] Messi
13′ [2-0] Juan Pablo Angel
15′ [3-0] Malouda
20′ [4-0] Aimar
22′ [4-1] Jackson Martinez
26′ [5-1] Juan Pablo Angel
35′ [6-1] Juan Pablo Angel
42′ [6-2] Baptista
46′ [6-3] Robinho
51′ [6-4] Baptista
56′ [7-4] Malouda
67′ [7-5] Rodriguez
81′ [8-5] Aimar
88′ [9-5] Pabon
90+1′ [9-6] Robinho

Halkan ka daawo video-ga ciyaartan

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed