1: Tuesday, July 9, 2013 - 11:15:54
2: 429 Jeer.

Liiska Ciyaartooyda iyo kooxaha ka qeyb galaya koobka Bisha Ramadaan ee magaalada Borlänge

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

Ramadaan
Waxaa shalay la sameeyey xulida ciyaartooyda kooxaha ka qeyb galaya koobka Ramadaan ee magaalada Borlänge iyadoo loo qeybiyey sideed kooxood halka Ludvika iyo Falun ay sidooda ugu imaan doonaan deegaanadooda.

Hadaba adigoo iska eegaya liiska hoos kaaga muuqda hadii aad iska weydo fadlan la xiriir teloofonada hoos kaaga muuqda, ugu danbeyn arji qabashada ayaa ku eg galabta 18:00 wixii ka danbeya lama qaadan doono wax ciyaartooy ah.

Sidoo kale waxaa sideeda kooxood loo kala qeybiyey laba guruub waxaana isku soo beegmay anagoo usoo qaadanay xarfo sida qof waliba ku cad hortiisa ee qori tuurka u dhacay (A,B,C,D,E,F,G,H).

Guruubka geerida ayaa waxaa kuwada jira:

A, B, C, D.

Halka guruubka kale ay kuwada jiraan:

E, F, G, H

Waxaa maalinta furitaanka la go’aamin doonaa marka ugu horeysa ay wada kulmaan gudiga qabanqaabada iyo horjoogayaasha kooxaha.

Kooxda kabtankeedu yahay Saciid Dheere Xarafka ”A”:

  1. Xoogsade
  2. Xasan Qalinle
  3. Axmed Yariisow
  4. Maxamuud Bulamira
  5. Maxamuud Daa’uud
  6. Mustaf Dh.
  7. Yaxye Bulamira.
  8. Muuse Anderson
  9. Isxaaq
  10. Koshin Yare
  11. Laayoow

Kooxda Kabtankeedu yahay Nadiir Xarafka ”B”

  1. Abdi Bile
  2. Deekow
  3. Cabdi Timadheere
  4. Shooli
  5. Xasan Suuriyaan
  6. Mohamed Hilaal
  7. Ahmed Bulamiiro
  8. Abdinaasir Siidi
  9. Henari
  10. Gurey
  11. Cumar Kurdi

Kooxda Kabtankeedu yahay Ibraahim Bile Xarafka ”C”

  1. Zakariye Kaneka
  2. Salman
  3. Noobaha buuxa
  4. Yaxye Dhegnaas
  5. Maxamed Jowhar
  6. Abdalle Jowhar
  7. Abdullaahi Ali Dheere
  8. Abdirisaaq Jakis
  9. Ayaanle
  10. Abdi Yare
  11. Arshavin

Kooxda Kabtankeedu yahay Macallin Ibraahim Xarafka ”D”

  1. Zakariya Bulamira
  2. Macion
  3. Cabdulqaadir Gaab
  4. Karate
  5. Tareega
  6. Sheekh Abdirahmaan ”Kibaaki”
  7. Warsame
  8. Karooj ”Crouch”
  9. Abdixakiim Swesom2
  10. Zakariye Gaab.
  11. Sadiiq Jakis

Kooxda Tababaraheedu yahay Siidii Ludvika Liiska isaga ayaan ka sugaynaa Xarafka ”E”

Kooxda Kabtankeedu yahay Ahmed Kaambo xarafkeeduna yahay ”F”

  1. Liibaan Caato
  2. Jaamac
  3. Mowliid
  4. Cismaan Jabuuti
  5. Abdiraat
  6. Guhaad????
  7. Maxamed Baraako
  8. Xasan Jabuuti
  9. Axmed Jaakis
  10. Abdi Gureey
  11. Haaruun.

Kooxda Kabtankeedu yahay Shaafici (Falun) Liiska isaga ayaan ka sugaynaa Xarafka ”G”

Kooxda Kabtankeedu yahay Farxaan Xarafka ”H”

  1. Taajiroow
  2. Shareera
  3. Mustaf Jabuuti
  4. Mataan
  5. Xarbi
  6. Xabeeb
  7. Ali Jowhar
  8. Abuukar Ali Jakis ??????
  9. Sommaar
  10. Neyjeeriya
  11. Niti Niyo

Waxaa liiska Waiting inoogu jira oo aan wali kooxna lagu darin

  1. Qadar
  2. Aweys
  3. Ali Bashiir
  4. Ahmed Buur

Fiiro Gaar ah: Inta aan liiska iska arkin oo laga iloobay fadlan lasoo xiriir teloofonada hoos ku qoran:

Kulan Gaar ah: Dhamaan horjoogayaasha ama kabtanada kooxaha waxaa lagu wargelinayaa inaay kasoo qeyb galaan shir muhiim ah oo galabta 19:00 ama 7:00PM, Galabnimo ka dhici doona garoonka ciyaaraha lagu qabanayo ee Borlänge, kasoo qeybgalkaagu waa muhiim si laguula socodsiiyo sharuucda lagu dhaqayo iyo isku aadkaba. 

– Gudoomiyaha qabanqaaabada Sadiiq

ama

Siidi

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed