Waxaa la aqristay: 1,141 Jeer.
Liiska 20-ka xiddig ee dhaxli doona Ronaldo,awoodna ku qabsan doona kubada cagta
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar

Kubada cagta marka laga hadlayo waxaa haatan calankiisa uu babanayaa ciyaaryahanka Real Madrid iyo Portugal Ronaldo oo kooxda la hantay Champions league.
Kadib Ronaldo waxaa la filayaa in kubada cagta dunida ay xoog ku qabsan doonaan 20-xiddig oo ka tirsan kooxah yurub kuwaas oo leh xirfad aan la helin Karin.
Sportsmail ayaa soo saartay magacyada da’yarada ugu fiican kubada cagta xiliga ee dhaxli doona Messi iyo Ronaldo.
1. Paul Pogba (Juventus)
2. Thibaut Courtois (Atletico Madrid)
3. Mario Gotze (Bayern Munich)
4. Raphael Varane (Real Madrid)
5. Lucas Moura (PSG)
6. Ricardo Rodriguez (Wolfsburg)
7. Florian Thauvin (Marseille)
Julian Draxler (Schalke)
9. Marco Verratti (PSG)
10. Jese Rodriguez (Real Madrid)
11. Viktor Fischer (Ajax)
12. Marquinhos (PSG)
13. Hakan Calhanoglu (Hamburg)
14. Kurt Zouma (St Etienne)
15. Mattia De Sciglio (Milan)
16. Zakaria Bakkali (PSV)
17. Alvaro Vadillo (Real Betis)
18. Ali Adnan (Rizespor)
19. Paulo Dybala (Palermo)
20. Stephan El Shaarawy (Milan)
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨