1: Monday, February 4, 2013 - 19:13:23
2: 2,144 Jeer.

LAYAABKA DUNIDDA:- Nin naagtiisa Gooracay kadibna Boolis ugu yeeray!!!

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

fffff

Sida lagu soo daabacay Wargeysyada kasoo baxa Dalka Maqrib ayaa waxaa nin naagtiisa ku gooracay meel fagaara ah kadib markii ninkaasi uu naagtiisa ku arkay iyada oo la caweyneysa Ragga ajnabi ka ahaa, sida wargeyska uu qoray

Ninka naagtiisa gooracay oo lagu shegay magaciida ‘’Cabdi illaha Naajid’’ ayaa marka uu dilay xaaskiisa ‘’Nadda’’ u yeeray Ciidamada amaanka dalkaasi Maqrib oo xiligaasi ka’ag dhawaa goobta uu Nadda ku gooracay

Dilka kadib Ciidamada ayaa xabsiga u dhaadhiciyay Cabdi illaha Naajid oo ahaa Dhiigya cabka dilay Naagtiisa balse  Cabdi illaha Naajid ayaa ku andacoonayay in Xaaskiisa ay la caweyneysay Rag ajnabi ka ah

Si kastaba ha ahaatee Maxkamada dambiyada dalka Maqrib ayaa xakun  ku riday Cabdi illaha Naajid oo ah ninkii dilay naagtiisa Hayeeshe arintaani ayaa noqoneysa mid caada ka noqoneysa gudaha dalka Maqrib .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed