Waxaa la daabacay: Wednesday, May 21, 2014 - 10:31:02
Waxaa la aqristay: 1,175 Jeer.

Layaab: hal dal marka laga reebo Xul walba oo ka qeybgalaya koobka Adduunka oo xiddigihiisa ay ka ciyaaraan Premier league

Waxaa Qoray:

nnn

Horyaalka Premier league ayaa ah horyaalka inta badan ciyaaryahanada ka ciyaara ay ka dhex muuqan doonaan koobka Adduunka.

Marka la eego horyaalada kale ,Premier league ayaa hogaaminaya tirade xiddigaha ugu badan ee ka qeybagalaya Brazil .

U fiirso Guruub walba oo ka mid ah kuwa koobka Adduunka sida A,B,C,D,E,F,G,H waxaa ku jira ciyaaryahano ka ciyaara Premier league,ma ahan hal xul ee xulba xiddigo ayaa ugu ciyaara horyaalkaas marka laga reebo Italia oo aan soo qaadan xiddig ka ciyaara Premier league.

Tani waa shaxda kuu cadeyneysa,Tusaale ahaan,Guruub A,Brazil 7 xiddig ayaa ugu ciyaara Premier league oo koobka Adduunka u ciyaaraya iyo magacyadooda

Group A

BRAZIL (7): David Luiz, Oscar, Willian, Ramires (all Chelsea), Fernandinho (Man City), Paulinho (Tottenham), Julio Cesar (QPR)

CROATIA (3): Dejan Lovren (Southampton), Nikica Jelavic (Hull), Niko Kranjcar (QPR)

MEXICO (1): Javier Hernandez (Man Utd)

CAMEROON (2): Samuel Eto’o (Chelsea), Benoit Assou-Ekotto (Tottenham)

Group B

SPAIN (8): Jesus Navas, David Silva, Alvaro Negredo (all Man City), David De Gea, Juan Mata (both Man Utd), Cesar Azpilicueta, Fernando Torres (both Chelsea), Santi Cazorla (Arsenal)

HOLLAND (6): Michel Vorm, Jonathan de Guzman (both Swansea), Robin van Persie (Man Utd), Tim Krul (Newcastle), Ron Vlaar (Aston Villa), Leroy Fer (Norwich)

CHILE (3): Gonzalo Jara (Nottingham Forest), Gary Medel (Cardiff), Jean Beausejour (Wigan)

AUSTRALIA (3): Bailey Wright (Preston NE), Mile Jedinak (Crystal Palace), Massimo Luongo (Swindon)

Group C

COLOMBIA (1): Pablo Armero (West Ham)

GREECE (2): Giorgos Karagounis, Kostas Mitroglou (both Fulham)

IVORY COAST (5): Kolo Toure (Liverpool), Cheick Tiote (Newcastle), Yaya Toure (Man City,), Wilfried Bony (Swansea), Lacina Traore (Everton)

JAPAN (2): Maya Yoshida (Southampton), Shinji Kagawa (Man Utd) 

Group D

URUGUAY (4): Diego Lugano (West Brom), Sebastian Coates, Luis Suarez (both Liverpool), Gaston Ramirez (Southampton)

COSTA RICA (1): Joel Campbell (Arsenal)

Group E

SWITZERLAND (1): Pajtim Kasami (Fulham)

ECUADOR (1): Antonio Valencia (Man Utd)

FRANCE (9): Hugo Lloris (Tottenham), Patrice Evra (Man Utd), Laurent Koscielny, Bacary Sagna, Olivier Giroud (all Arsenal), Mamadou Sakho (Liverpool), Mathieu Debuchy (Newcastle), Loic Remy (QPR), Morgan Schneiderlin (Southampton)

HONDURAS (4): Juan Carlos Garcia, Roger Espinoza (both Wigan), Maynor Figueroa (Hull), Wilson Palacios (Stoke)

Group F

ARGENTINA (3): Pablo Zabaleta, Martin Demichelis, Sergio Aguero (all Man City)

BOSNIA & HERZEGOVINA (2): Asmir Begovic (Stoke), Edin Dzeko (Man City)

IRAN (2): Ashkan Dejagah (Fulham), Reza Ghoochannejhad (Charlton)

NIGERIA (5): Kenneth Omeruo, John Mikel Obi, Victor Moses (all Chelsea), Shola Ameobi (Newcastle), Peter Odemwingie (Stoke)

Group G

GERMANY (4): Per Mertesacker, Mesut Ozil, Lukas Podolski (all Arsenal), Andre Schurrle (Chelsea)

PORTUGAL (1): Nani (Man Utd)

GHANA (3): Jeffrey Schluup (Leicester), Albert Adomah (Middlesbrough), Christian Atsu (Chelsea)

USA (4): Brad Guzan (Aston Villa), Tim Howard (Everton), Geoff Cameron (Stoke), Jozy Altidore (Sunderland)

Group H

BELGIUM (12): Thibaut Courtois, Eden Hazard, Thorgan Hazard, Romelu Lukaku (all Chelsea), Kevin Mirallas (Everton), Vincent Kompany (Man City), Thomas Vermaelen (Arsenal), Jan Vertonghen, Nacer Chadli, Mousa Dembele (all Tottenham), Marouane Fellaini, Adnan Januzaj (both Man Utd)

ALGERIA (4): Nabil Bentaleb (Tottenham), Adlene Guedioura (Crystal Palace), Rafik Djebour (Nottingham Forest), Ryad Mahrez (Leicester)

RUSSIA (1): Pavel Pogrebnyak (Reading)

SOUTH KOREA (5): Yun Suk-young (QPR), Ki Seung-yueng (Swansea), Lee Chung-yong (Bolton), Park Chu-young (Arsenal), Kim Bo-kyung (Cardiff)

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨