Waxaa la daabacay: Monday, March 5, 2012 - 09:20:14
Waxaa la aqristay: 9 Jeer.

Labo ruux oo xalay lagu dilay xaafada Towfiiq ee magaalada Muqdisho

Waxaa Qoray:

Xaafada Towfiiq ee dagamada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa lagu dilay labo nin.

Labada nin ee la dilay ayaa la sheegay in ay toogteen sadex nin oo bistoolad ku hubeysnaa kuwas oo wajiga soo qarsaday .

Ragaan la toogtay ayaa la sheegay in markii hore ay kamid ahaan jireen Xaraada Al shabab waayadii dambana ay la shaqeynayeen ciidanka dowlada KMG ah

Ragiii dilkaan geystay ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobtii ay dilka ka geysteen .

Ciidanka dowlada ayaa la sheegay in ay goobta soo gaareen markii uu dilku dhacay mana aysan jirin cid ay uqabteen falkaan

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨