2: 784 Jeer.
Kulanka Messi iyo xidigaha caalamka oo lagu dhawaqay waqtiga uu dhici doono
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Kulanka loogu magac daray Messi iyo xidigaha caalamka balse markii si kale loo yiraahdo ah kulan taba rucaad ah ayaa lagu dhaawaqay waqtiga uu dhici doono.
Laacibka aduunka Lionel Messi aya wata koox ubadan xidigaha ay isku kooxda yihiin ee Barcelona waxaana kulankaas uu ka dhici doonaa magaalada Los Angeles ee wadanka Mareykanka 3-ka bisha July .
Garoonka Memorial Coliseum ee magaalada Los Angeles ayaa marti galin doono ciyaartan oo dhaqaale loogu aruurin doono caruurta saboolka ah.
Messi aya wata xidigo ay ka mid yihiin.
Gerard Pique, Jose Manuel Pinto, Javier Mascherano, Cesc Fabregas, Alex Song, Sergio Busquets, Eric Abidal, Pablo Aimar, Marek Hamsik, Alvaro Pereira, Walter Gargano.
Kooxda ka hor imaan doonta oo lagau wado in uu tababare unoqdo Zico ayaa waxaa ka mid ah.
Giovani Dos Santos, Robinho, Kun Aguero, Gerardo Torrado, Johnatan Dos Santos, James Rodriguez, Kevin Boateng, Antonio Cassano, Robert Lewandowski, Emiliano Insua.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨