1: Tuesday, May 28, 2013 - 21:04:52
2: 353 Jeer.

Kolo Toure oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

toure-19EC08EB000005DC-974_634x394
Daaficii kooxda Manchester City Kolo Toure ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool ee wadanka England .

32 jirka Ivery Coast ayaa la sheegay in uu beeca xorta ah ku tagay Anfield ,waxaana jariirada The Sun ay sheegtay in uu caafimaadka maray shalay.

Toure oo uu ka dhacay heshiiskii Skyblue ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee uu soo iibsado xagaagan tababarre Brendan Rodgers.

Laacibkaan ayaa noqon doona badalka Jamie Carragher oo xagaagan ka fariistay ciyaaraha.

Sidoo kale macalinka Liverpool ayaa ku raad jooga daafaca dhexe ee kooxda Schalke iyo xuka Greec , Kyriakos Papadopoulos kaas oo ay kooxdisu ku qiimeyso £15 million.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed