1: Thursday, February 14, 2013 - 09:09:44
2: 1,448 Jeer.

Kadib goolkii madaxa ahaa ee Ronaldo,wax ka baro shantii madax ee ugu bootinta dheereed + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

madax dhCristiano Ronaldo ayaa dhaliyay xalay madax dheer oo uu ka dulbooday daafaca United Evra waxaana lagu tilmaamay mid ka mid madaxdayadii ugu dheeraa ee la isks dhaliyo.

Laakin qoraaga Martin Keown ayaaa sheegay in uusan aheyn madaxii ugu dheer ee la iska dhaliyo ama la iska dul booday waxaana uusheegay in Ronaldo uu dadaalay oo uu qabtay shaqo wanaagsan .

Saxafigaan ayaa soo qaatay shan madax oo uu sheegay in ahaayeen shantii madax ee ugu dheered ee la iska dhaliyo

Waa kuwaan Ciyaartooydii dhalisay iyo kooxihiii ay ka dhaliyeen

 

High riser: Everton's Duncan Ferguson jumps to score against Spurs with a headerDUNCAN FERGUSON – vs TOTTENHAM

Head first: Les Ferdinand scores for Newcastle against HalmstadsLES FERDINAND – vs HALMSTADS 

Blue boy: Chelsea's David Speedie leaps to put Sheffield Wednesday under pressure in the Milk CupDAVID SPEEDIE – vs SHEFFIELD WEDNESDAY  

Making it count: West Ham's Andy Carroll scores the winner against Swansea in the Premier LeagueANDY CARROLL – vs SWANSEA 

Hair we go: Everton's Marouane Fellaini scores against Aston VillaMAROUANE FELLAINI – vs ASTON VILLA 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed