1: Thursday, June 13, 2013 - 08:56:50
2: 912 Jeer.

Jose Mourinho waa “The Hungry One” kadib markii..+ SAWIRO

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

mou cuna
Macalinka cusub ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa waxaa baahi ay ku dhex qabatay garoonka Heathrow Airport ee magaalada London.

Mourinho oo ku sii jeeday magaalada Lispon ayaa ka maarmi waayay in uu iibsado digaagada cajiinka lagu dhex daro ee lagu dhex iibiyo garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport.

Dadka ayaa arkayay isagoo ku dhex cunay garonka ,taas oo keentay in ay jariiradaha Ingriisku ugu magac daraan “The Hungry One”.

Mou eating doughnuts
Mou eating doughnuts
Jose seemed to have the doughnuts in his suitcase

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed