1: Wednesday, June 5, 2013 - 15:02:30
2: 890 Jeer.

Jose Mourinho oo weeraray Cristiano Ronaldo

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

odeyasha
Inkastoo aaney wanaagsaneyn in la is weeraro marka la kala fogaado hadana tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa weeraray xidiga sare ee kooxda Real Cristiano Ronaldo.

Mou oo sadex sano la soo qaatay Ronaldo ayaa ku tilmaamay qof aaminsan in uu wax walba yaqaano taasna ay tahay wax dib udhigaya shaqsiyadiisa.

“Hadaad wax usheegtay si uu usoo wanaagsanado kaama yeelayo waxaa uu isku heysta nin wax walba yaqanaa ayuu yiri Mou sida ay warisay Daily Mail.

Mourinho ayaa sidoo kale daafaca Real Madrid ee Pepe ku tilmaamnay nin aan aqoonin meesha ay tantiisu ku jirto oo iska qaaqeeya.

Hadalkaan ayaa meesha ka saaraya rajo laga qabay in Chelsea ay iibsato Ronado.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed