2: 417 Jeer.
Jose Mourinh: Oo ma waxey idin la tahay in Terry iyo Lampard aanan keyd galin Karin?
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa usheegay xidigaha Chelsea oo dhan in uusan wax ku xulan doonin saaxibtimimo gooni ah.
Xili la hadal hayay in John Terry iyo Frank Lampard ay heli doonaan boos joogto ah madaama uu yimid Mourinho ayaa waxaa tababaraha reer Portugal uu sheegay in cidii wanaagsan uu safi doono.
“Waxaan ahay is badal doono , oo ma waxey idin la tahay in Terry iyo Lampard aanan keyd galin Karin, maya qof walba wax tarkiisa ayaan ku safi doona ,mana jirto cid diidi karta amarkeyga maxaa yeelay aniga ah macalinka ayuu yiri.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨