HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, June 28, 2013 - 11:31:18
Waxaa la aqristay: 1,359 Jeer.

Jack Wilshere oo soo saaray kooxdiisa riyada , Bale oo laga waayay iyo Ronaldo iyo Messi oo labada dhinac ku kala jira

Waxaa Qoray:

wilsher 393_33_preview
Kaliya hal ciyaariyahan oo Brtish ah ayaa ku jira kooxda riyada ee yurub ee xidiga Arsenal , Jack Wilshere.

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa soo saaray kooxdiisa riyada ee xidigaha udhashay qaarada yurub iyo aduunka intiisa kale.

Ashley Cole oo kaliya ayaa ka ah Brtish waxaana Wilsher uu ka saaray kooxdisa xidiga sanadka ee Premier League, Gareth Bale, waxaana uu badalkiisa xidiga sanadka ee kooxdiisa riyada udooqday Franck Ribery.

Wilsher ayaa ku soo bandhigay qiimeyntaan website-ka Fans All Star Global.

Kooxdiisa riyada ee xidigaha udhashay yurub

Manuel Neuer; Philipp Lahm, Raphael Varane, Gerard Pique, Ashley Cole; Eden Hazard, Bastian Schweinsteiger, Andres Iniesta, Franck Ribery; Robin van Persie, Cristiano Ronaldo.

Keydka: Iker Casillias, Vincent Kompany, Andrea Pirlo, Mario Balotelli

Kooxdiisa riyada ee aduunka intiisa kale.

Julio Cesar; Dani Alves, Thiago Silva, Dante, Marcelo; Oscar, Javier Mascherano, Yaya Toure, Arturo Vidal; Lionel Messi, Neymar

Keydka: Mark Schwarzer, David Luiz, Di Maria, Sergio Aguero

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨