2: 187 Jeer.
Isku aadka horyaalka Jarmalka oo la soo saaray-Guardiola oo ku bilaaban doona Gladbach
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Tababaraha aadka loo xiiseyo ee Pep Guardiola ayaa ku bilaaban doona garoonkiisa Allianz Arena kulanka ugu horeeya ee horyaalka Jarmalka.
Isku aadka horyaalka jarmalka ayaa la soo saaray waxaana tababare Pep Guardiola uu ku bilaaban doonaa kooxda Borussia Monchengladbach ciyaar dhici doonta 9-ka August.
Kooxda kaalinta labaad ee Borussia Dortmund ayaa kulanka koowaad usafri doonta kooxda Augsburg.
Asbuuca koowaad iyo horyaalka Germany
Bayern |
v |
Monchengladbach Hamburg Freiburg Wolfsburg Nurnberg Stuttgart Dortmund Werder Bremen Frankfurt |
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨