1: Wednesday, July 3, 2013 - 09:31:18
2: 914 Jeer.

Hoggaamiyaha Alshabaab oo bilaabay ugaarsiga Saraakiil Cusub.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

kkk

Iyadoo mudooyinkaani ay jireen Saraakiil Sare oo ku kacsanaa Hoggaamiyaha Maleeshiyadda Al-shabaab Axmed Godane oo ay kala dhexeysay xiisad Diimeed ayaa waxa ay uu iminka gaashaanka u daruuray fulinta qorshe ballaaran.

Warar hoose oo laga helaayo dhanka Hoggaamiyaha Maleeshiyadda, ayaa waxa ay sheegayaa in qorshahaan iyo waxa uu ku saabsanyahay, waxaana odayga uu donayaa inuu qaarajiyo rag kale oo Al-shabaab ah.

Xasan Daahir waa uu ka baxsaday iyo saaxiibadiisa qaar, laakiinse hadda waxa uu doonayaa in la dilo rag ay ka mid yihiin Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Cali Dheere, Fu’aad Shongole.

Ciidamadiisa sida gaarka ah uga amarka qaata ayuu u sheegay in looga baahan yahay inay u istaagaan dilka ragaan aynu soo sheegnay iyo kuwo kale intaba. Hoggaamiyaha Maleeshiyadda Axmed Cabdi Godane waxa uu doonayaa in Siyaasad ahaan uu ka taqluso dhamaan xubaha isaga kasoo horjeeda, xilli badi ay kala carareen.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed