2: 656 Jeer.
Hogaamiye kooxeedyadii Somaliya oo uu ka haray Barre Hiiraale maxay tahay sababtu. [Maqaal]
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Waxaan lawada soconaa Somaliya inay soo martay dagaal sokeeye oo socady muddo 22 sano oo naf iyo maalba lagu riiqday hadana wax walba waxay joogeen heer laga duulo oo markii qabiilkii Somaliyeed dagaalkaas sokeeye uu ku dbadheeraday ayaa waxa soo baxay hogamiyo kooxeedyo kala qaybiyey Qabiilkii oo magac reer wax ku doonaya markii ay dadka ku kiciyen magacas qabiilka ayey inmuddo ku haysteen meelihii ay kala joogeen oo wxaa ka mid ahayd caasumadii somaliya Muqdisho oo ay xaafad xaafad ukala haysteen oo mid kasta oo ka mid ah uu ku qanacsanaa xaafadaas uu haysto oo la lee yahay gudoomiye hebel markay in muddo ah socotay oo dadkii uu ka soo jeeday ay ku daaleen ayaa reerkiisii iasgoo aan meel kale looga iman ay mid kasta iska qabteen oo uu ka mid noqday dadkii cadiga ahaa.
Hadaba Col.Barre Hiiraale weli kama quusan hogaamiye kooxeedkii iyo qab qable dagaal,waxa hada ka hor jirtay inuu ahaa dawladii ka horeysay dawladaan oo uu madaxweynaha ka ahaa Abdullahi Yusuf allah unaxariistee uu ahaa xildhibaan iyo wasiirka gaashaandhiga oo ah jagad ugu weyn oo xigta madax/weyne iyo Ra,iisul wasaare ayuu mar walba ka jeclaa inuu ahaado Gudoomiyaha dooxad Jubba-Land oo uga weyn inuu u arko canshuurtaas yar oo la qaadayo iyo Reer Hebel ayaa haysta Dekeda weyn ee kismaayo.
Kismaayo waxaa ay ku filan tahay Somaliya oo dhan ,hadan waxa laga dhisay maamul loo wad dhan yahay oo ay dhisteen dadkii degaanka udhashay loona doortay madax/weyne iyo ku xigeenkiisa oo markii loogu eego heerarkii ay soo martay Jubo/Land ay manta ugu rajo roon tahay,ayaa waxa loo diiday Kismaayo inya cago dhigato oo nin walba usoo tafa xayto xataa Dwalad federalku meeshii lag rabay inay magaalad Muqdisho oo ah caaumadii Somaliya inay nabad ku soo dabaasho ayaey dawladu waxay xooga saartay inay u soo dirto rag qas wadayaal ah oo uu ka mid yahay Col Barre Hiiraale iyo Baasto oo ay sababeen in manata Kismaayo ay ka dhacaan dagaalo lagu riiqday oo aan la filayn in dib loogu noqdo dagaaladii sokeye oo laga soo buskooday,waxay kaloo dawlada fedeaalku ay hadana hishiis la gashay maamulkii Hiiraan oo lagu maslaxay in xil loo dhiibayo oo laga dhigay Qunsul waa Abdifitaax oo ilaa hada wax maamul ah lag hirgelin la yahay ,wxaa kaloo la mid ah Gobolka Bay iyo Bakool oo ila hada wax ka jiraa aysan jirin.
Talo soo jeedin Col.Barre ,dadkii adigaa ka haray ,marka ,wxaad ka fikirtaa maanta inaadan dagaal kale gelin oo ummda Somaliyeed oo walaalaha aad colaad iyo dhiig dambe uusan ka dhicin Jubbl/Land bal eeg meel kale oo somaliya ah oo dagaal qabiil lag wado oo aan kismaayo ahayn ma jirto,waad ogeyd wxaad haysaty Kismaayo adiga iyo walaalaha Galguduud muddo dhan sagaal sano maxaad ka haysaa ,xagee ku dambeeyeen walaalaha Galguduud waad aragtay maanta inuu indhocade lee yahay,hay,adaha xaquuqul insaanka udooda hana badbaadiyeen markii uu ahaa hogaamiye kooxedka waa tuu isticmaali jiray Xabadayda kulaylkeeda markii la,arko ayaa la yiraahdaa indho cade ayaa ka dambeeya,marka ku quus qaado oo ka waantow xinftanka iyo laygama adkaan .
Wabilaah Towfiiq.
W/Q. Jama Mohamed
Email:- [
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨