1: Sunday, August 4, 2013 - 02:25:47
2: 698 Jeer.

Hees Cusub oo wadani ah codkii Deeqa Holland DAAWASHO WACAN

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

deeqa holand
Hees cusub oo wadani ah oo ay soo diyaarisay Nasra Aadan Cumar isla markaana ay ugu talo gashay madaxweyneha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana ay noogu luuqeyn doonto fannaanada laga daba dhacay ee Deeqa Holland waa erayadii Cabdulaahi Lagjer iyo laxankii Abdi Abiib “Abdi Yare” iyo abwaan Qamaam.

NALA DAAWO HEESTII MIDNIMO IYO DEEQA HOLLAND

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed