1: Monday, June 9, 2014 - 06:22:04
2: 180 Jeer.

G/Xisbiga ee Mucaarada UCID Eng Faisal Cali Waraabe oo soo bandhigay Liiska Xubno Cusub oo uu Magacaabay.

Waxaa Qoray:

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID En. Faisal Cali Waraabe oo la tashiyo badan la sameeyay Goloyaashiisa ayaa waxa uu dadaal dheer kadib soo bandhigay Liis weyn oo ay ku qoran yihiin Xubno cusub oo Xisbigaasi matali karo waxa uuna u qoran yahay sida tan:-

XIL MAGACAABIS:-

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK iyo Yurub in loo Magacaabo Guddida Mustanbeedka/Anshaxa Xisbiga ee Dalka UK Xubnahan Hoos ku qoran:

Gudiga Anshaxa/Mustanbeedka:-

1.       Mud. Awil Abdillahi Xayd.

2.       Adan Mooge hirse (Adan Ingiriis)-Gudoomiyaha

3.       Foosi Xaaji Yuusuf

4.       Hassan Moalin Osman

5.       Saed Omar Amed (Said UCID)

6.       Abokor Mohamed Shukri

7.       Abdi Ali Muse(Daakir)

8.       DR. Mohamed Abdillahi Mohamed (AAR)

9.       Abdihakim Ali Hayd

10.     Mohamed Ciise Jaamac

11.     Osman Mohamed Ahmed (Alabohaye)

12.     10. Sidiiq hussein Abdillahi Hurruufe.

Finland:-

1.       Mud. Awil Abdillahi Xayd

Gudomiyaha abaabul ka  iyo wacyi Gelinta ee Laanta Findland

Yurub:-

Saynab Haji Gaydh  -Gudoomiyaha Garab haweenka ee YURUB
Mustafe Abdullahi Ali -Xohaya Yurub ahna Lataliyaha Gudoomiyaha UK

UK

1-      Cabdi Cali Muuse (Daakir) -Xoghayaha Ganacsiga iyo Maalgashiga

2-      Xaamud osman (Dabagale)   Xoghayaha UK

UK-G/Haweenka

1.  Fardus Cige    Gudoomiyaha G/Haweenka ee UK

2.  Foosiya Caydiid Aadan  Gud Ku Xigeenka 1aad ee G/Haweenka UK

3.  Saynab Cabddillahi Hussein (Saynab Xabashi)   G.Kuxigeenka 2baad UK

4.  Foosiya Cisman Cawale   -Xoghayaha Abaabulka iyo xidhiidhka gobolada UK – G.Dumarka

5.  Sahra Ismail Hassan -Gudoomiyaha Maaliyada ee UK

6.    Ayaan Idris Yusuf   - Khasnagi 1baad UK

7.    Nimco Wais   – Khasnagi  2baad UK

London

Roda Muxumed Abokor  -  Gudoomiye ku xigeenka London

Asha Yusuf Ali  -Xoghayaha London

Sidaa awgeed waxa la faray in hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday.

Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo xilka  loo dhiibay.

                     Wabillaahi Tawfiiq

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨