2: 104 Jeer.
Gool hayihii Arsenal Mannone oo ku biiray Sunderland
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Sunderland ayaa dhameystirtay saxiixa gool haye Vito Mannone kaas oo ka yimid kooxda Arsenal
25 jirkaan kubbada qabta ayaa gaaray Wearside kadib markii uu qalinka ku duugay heshiis labo sano ah oo uu la gaaray Black Cats.
Mannone ayaa ku biiray Arsenal isagoo 17 jir ah 2005-tii isagoo ka yimid kooxda reer Talyaani ee Atalanta.
Gool hayihii hore ee 21 jirada Italy ayaa kulankii ugu horeeyay Arsenal usaftay 2009-kii isagoo 21 jir ah .
Arsenal ayaa labo jeer oo hore amah ugu dirtay Hull City.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨