2: 1,259 Jeer.
Giri soo baxsaday oo qas iyo qalaanqal ka dhaliyey magaalada ku taalo dalka Talyaaniga (Sawiro)
Waxaa Qoray: Hoos ka fiiri
Dad badan iyo baabuur ayaa ka cararay Giri shalay ka fakaday xarun xaywaanka lagu xanaaneeyo oo ku taala dalka magaalada Imola ee waqooyiga dalka Talyaaniga kadib marki uu orod ku maray wado weyn oo ku taala bartamaga caasimada dalkaasi ee Manila.
Dadka ka cararay waxaa ka mid ah booliska oo ka baqay inuu jiiro Giriga oo ah xayawaanka ugu dheer xayawaanada duur joogta ah, waxaana la arkayey dad badan oo kala cararaya.
Dhirirkiisa ayaa lagu sheegay 14ft, mudo afar saacadood ah ayuu qasay qeybo ka mid ah magaalada isaga oo raadinaya xoriyad, waxa uu bur buriyey baabuur yar yar iyo qaar kale oo ah kuwa xamuulka qaada iyo animal caused chaos after it went on the run from a touring circus.
Ciidamada Taraafikada waqtiga Rush-hour “xiliga kala gadoonka” ayaa marki danbe goobta la geeyey iyaga oo isku dayey in ay qabtaan balse ay dhowr jeer ka fara baxsatay.
Laakin ugu danbeynti isku daygii Giriga ee uu ku raadinayey xoriyada ayaa ku dhamaaday si murugo leh sababtoo waa la toogtay waxaana uu la sheegay in ay u dhimatay wadnaha oo istaagay.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨