Waxaa la aqristay: 963 Jeer.
Garanay 23-ka Xiddig ee England koobka Adduunka,Ogow Line Up-ka macquulka ah
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar

Roy Hodgson ayaa ku dhawaaqay horaantii bishan Liiskiisa 23-ka ciyaaryahan ee ugu qeybgalaya koobka Adduunka balse waxaa la hadalhayaa safkiisa garoonka u galaya ee 11-ka cida ay noqon doonaan.
Majalada Metro ayaa qabta in macalinka England uu goorsii horeysayba u qorsheystay 11-kiisa xiddig ee garoonka u galaya.
Waa kuwan Magacyada 11-ka xiddig ee suuragalka ah in garoonka ay ku soo bilowdaan.
Hart
Johnson – Cahill – Jagileka – Baines
Gerrard – Lampard
Wilshere – Rooney – Welbeck
Sturridge
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨