1: Friday, May 24, 2013 - 09:27:34
2: 188 Jeer.

Gabdhaha Wolfsburg oo ku guuleystay Champions League haweenka + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

luran8000005DC-276_634x469
Gabdhaha Kooxda Wolfsburg ayaa markii ugu horeysay abid qaaday Champions League gabdhaha .kaadib markii ay ka adkaadeen gabdhaha kooxda Lyon.

Kulankii xalay ka dhacay garoonka Stamford Bridge ayaa soo afjaray sadex sano oo ay koobkan ka ariminayeen gabdhaha kooxda reer France ee Lyon.

Kadib guushii Frauen Bundesliga iyo German Cup ayey gabdhaba Wolfsburg ku guueysteen koobkii sadexaad xalay mudo 14 cisho ah.

Kubbad ay gacanta ku taabatay box-ka dhexdiisa Laura Georges ayaa keentay in ay rigoore hesho Wolfsburg waxaana gool ubadashay Martina Mueller.

Goolkaas ayaana go,aamiyay in Wolfsburg ay qaado koobkeedii ugu weynaa abid,iyadoo ay ciyaartu ku dhamatay 1-0.

Champions: The Wolfsburg players and staff celebrate winning their first Women's Champion LeagueEcstatic: Wolfsburg captain Nadine Kessler (centre) keeps her hands firmly on their newly won trophy

Winner: Martina Mueller scores the only goal of the final from the penalty spot

On for a shock: Muller's team-mates surround her after she gave Wolfsburg the lead

Going in hard: Skipper Kessler stabs away the ball from Lyon's Camille Abily

Wave a leg: The Wolfsburg wall does their best to stop a Lyon free-kick from becoming dangerous

Fired in: Lyon midfielder Amandine Henry takes a shot on goal

Battle: Wolfsburg's Josephine Henning (right) goes up for a header with Lyon's Lotta Schelin

French determination: Lyon's Elodie Thomis gets in front to win the ball

Raising aloft: Muller celebrates with the trophy at Stamford Bridge

Beaten: Lyon were denied victory that would have given them a third straight Champions League crown

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed