1: Thursday, June 27, 2013 - 16:52:36
2: 530 Jeer.

Gabaryaheey haddii aad qaadato Tilmaamahaan Ogaaw in Raggu ay isku kaa dilayaan.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

ds

Waxaan ku siineynaa tilmaamo ay wanaagsan tahay in ay kaa muuqdaan gabaryaheey taasi oo kaa saacideysa in uu wanaagsanaado xariirkaada jaceyl ee qaado.

Isku Kalsoonaanta :-

Ragga ma jecla haweeneyda nafteeda ku kalsooneyn ee isku kalsoonaanta ha ahaato dariskaada waana furaha loogu dhawaado ninka.

Go`aan goynta:-

Mararka qaar haweeneyda waxaa ku adkaata in arin ay la gooyso ninkeeda oo aamusnaanta ayay ku caawisaa , ogoow ninka waxa uu jecel yahay haweenka go`aan goynta sameeysa oo ra`yigeeda siisa ninkeeda isla markaana la qoondeysa , bilaa cabsasho iyo ka laa-laabasho la`aan ku sii ra`yigaada.

Fur-furnaanta :-

Dhoola cadeynta iyo qosolka waa waqtiyada uu ninka ugu jecel yahay in uu la qaato lamaantiisa , ninkaada ha noqdo mid u soo xiisa sheekadada inta uu ka maqan yahay shaqada .

Xoriyad Xad Leh :-

Ninkaada haka yeelin in uu ahaado mid ku gadaaman dhaq dhaqaaqyadaada iyo maaweeladaada,isku day in aad mararka qaar kaligaa waqti qaadan karto.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed