2: 578 Jeer.
Fabio Cannavaro oo dib ugu soo laabanaya Real Madrid-SABAB?
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Xidigii hore ee xulka Azzuri Fabio Cannavaro ayaa laga yaabaa in uu dib ugu soo laabto kooxda Real Madrid bilawga xagaagan .
Cannavaro oo 4 sano uciyaarayay Real Madrid ayaa lagu wadaa in uu ku xigeen unoqdo tababare Carlo Ancelotti oo lagu wado in uu noqdo macalinka cusub ee Real Madrid.
Carlo Ancelotti ayaa Paul Clement iyo Claude Makélélé ka dhigtay caawiyaal xiligaan oo uu joogo PSG,waxaana uu hada doonaya in uu labo ciyaariyahan oo kale u isticmaalo Real Madrid.
Weeraryahankii ee wadanka Argentina Hernán Crespo ayaa isna lagu wadaa in uu ka hoos shaqeyo Carlo Ancelotti ,hadii loo magacabo xilka Madrid
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨