1: Thursday, June 13, 2013 - 08:27:03
2: 295 Jeer.

Essien: Meel walba ayaan uga ciyaari doona Chelsea”

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

Michael-Essien-001
Xidiga khaadka dhexe ee wadanka Ghana Michael Essien ayaa sheegay in uu uciyaari karo Chelsea meel walba oo garoonka ka mid ah.

30 jirkaan oo xagagan amah ugu ciyaaray Real Madrid ayaa macalinkiisa Jose Mourinho ula soo guuray magaalada London.

Waxaa la weydiiyay in uu helaayo xiligaan boos uu uga ciyaaro Chesea

“Meesha aan ka ciyaari doono ma ahan dood muhiim ah waxaan raaci doona ganacsiga kooxda ,laakiin waxaan ka ciyaari doono boos walba oo ay Chelsea ubaahato ,xaqiiqdii ma sugi karo in aan ka soo muuqdo Stamford Bridge oo Mourinho uu joogo ayuu usheegay Goal.com

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed