2: 601 Jeer.
ESPN :- David Moyes saxiixisa koowaad waa Thiago Alcantara
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Tv-iga ESPN ayaa sheegay in laacibka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Thiago Alcantara uu qarka usaaran yahay inuu ku biiro kooxda Man United.
ESPN ayaa ogaatay in xidigan 22 jirka ah uu ku faraxsan yahay in uu ku biiro Man United oo ku qaadan doonta 17 milion .
Waxaa uu noqonaya ayey leedahay ESPN saxiixa koowaad ee tababare David Moyes oo 1-dii July si rasmi ula waregay shaqada.
United ayaa khadkeeda dhexe uu isticmaali doonta Thiago Alcantara iyo Michael Carrick iyadoo kooxdu ciyaari doonto shaxda 4-2-3-1.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨