2: 417 Jeer.
England oo koobka Adduunka ku aadeysa jahwareer kadib Honduras+sawiro iyo xiddigihii safnaa
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar
England ayaa bar baro 0-0 ku dhameysay kulankii ugu dambeeyay oo ay isugu diyaarineysay koobka Adduunka ee Brazil.
Ciyaartan oo ka dhacday Miami ayaa England waxaa ay kula ciyaareen Honduras.
Ciyaarta ayaa hakad gashay kadib markii cilad dhanka korantada ay timid maadaama duufaano ay socdeen.
England waxaa u safnaa rag ay kamid ahaayeen
Joe Hart,Glen Johnson,Leighton Baines,Gary Cahill,Phil Jagielka,Steven Gerrard,Wayne Rooney,Danny Welbeck,Jordan Henderson,Adam Lallana iyo Daniel Sturridge












FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨