Duubista Aroosyada iyo Xafladaha

Ma doonaysaa in laguu duubo Aroos, Xaflad dhalasho, Munaasabado ama mid adiga kuu gaar ah, hadii jawaabtaada haa tahay waxaanu diyaar kuula nahay inaan kaa haqab tirno wax waliba oo baahidaada ah.
-
Waxaan kuugu imaan karnaa meel walboo aad Yurub ka joogto waqtiga aad diyaarka u tahay in hawshaada ay kuu qabsoonto.
-
Qalabka wax lagu duubayo (Kaamirooyinka) waa qalabkii ugu danbeeyey oo casri ah islamarkaana aad ku qanci karto, waxaadna dooran kartaa in lagu duubo kaamirooyin kala duwan ama mid kali ah.
-
Waxaan kugu diyaarin karnaa hadba maalinta aad codsato in lagu soo dhamaystiro.
-
Duubista waxaa kuula diyaar ah dad loo soo tababaray oo ku taqasusay Duubista, muddo fogna kusoo dhex jiray oo wadamo kala duwan kasoo hal galay hawshaasi.
-
Wixii faahfaahin ah oo intaasi dhaafsiisan waxaad nagala soo xiriiri kartaa:
Studio Soomaalidamaanta
Mohamed Abdulle Hassan “Siidi”
Email:
Tell: : 20 ama
Tell: :
ama Meeshaan hoose nagala soo xiriir
[contact-form-7 id="24476" title="Contact form 1"]