Waxaa la daabacay: Saturday, May 24, 2014 - 14:23:48
Waxaa la aqristay: 156 Jeer.

DEG DEG. Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo goor dhow kusoo dhacday iidaale

Waxaa Qoray:

War goor dhow naga soo gaaray Deeganka iidaale ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi ay kusoo dhacday Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee wax basaaso.

Diyaarada ayaa la sheegayaa inay kusoo dhacday meel barxad ah mana geysan wax Khasaaro ah.

Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Wax yar ka dib markii ay dhacday Diyaarada ay goobta gaareen Kooxda Al-shabaab,kuwaa oo dadka u diiday in ay Daawadaan.

Dhanka kale, Ilaa hada lama oga halka laga leeyahay Diyaaradaasi Nuuca wax basaasa ah ee maanta ku soo dhacday Gobolka Baay.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨