2: 817 Jeer.
David Moyes waa isaga filan yahay Jose Mourinho
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Laacibkii hore ee kooxda Manchester United, Quinton Fortune ayaa sheegay in tababare Jose Mourinho uusan waxba ka badali Karin awooda ay United ku heysto Premier League England.
Daily Star ayuu usheegay in United ay ahaan doonto mar walba kooxda ugu quwada weyn England.
Waxaa uu sheegay in tababaraaha cusub ee United , David Moyes uu isaga filan yahay Jose Mourinho.
“Mourinho waxba kama badali karo awooda United , David Moyes waa uu ku filan yhay in uu xakameeyp Mourinho ayuu Fortune usheegay Daily Star.
“David Moyes ma wato Everton ee waxaa uu wataa Man United waana in uu Jose Mourinho midaas ogadaa ayuu hadalkiisa ku daray.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨