2: 892 Jeer.
Daraaso la sameeyay oo lagu Ogaaday sababta keentay in Ragga ay Indhaha la Raacaan Haweenka !!.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyaga oo hal meel ka beegsada , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha kusii naba , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen.
Warbixinta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ; heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta .
Haweenka ayaa iyana la sheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada ; iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale warbixinta shaacisay in haweenku aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan.
W/Q. C/fitaax Xassan.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨