1: Thursday, June 20, 2013 - 08:27:29
2: 567 Jeer.

Dalka China oo Dhistay Biriishka ugu Dheer Caalamka oo dhismihiisu qaatay Muddo 7-Sanno.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

HH

Dalka China ayaa soo afjaray Biriisha  ugu dheer dunida dhismihiisa  oo ay ku howlanaayeen in muddo ah.

Biriishkan ayaa loogu magac daray  Jiaxing-Shaoxing ayaa dul mara  badda dushiisa dhererkiisuna   waxaa lagu sheegaya inay tahay 6.2miles (10 kilometres) oo ku yaalla magaalo xeebeedka Hangzhou Bay.

Dhismaha Biriishkan ugu dheer aduunka ayaa waxa uu  soconaysay mudo 7 sanadood ah waxaana haatan la bilaabi doonaa isticmaalka Biriishka .

Joog ahaan waxa uu  kasareeyaa biyaha badda iyo dhulka 745ft halka balaca Biriishku  ay tahay 2,560 ft, Biriishkan ayaa noqoday midka ugu dheer ee wadan ka tirsan caalamka sameysto.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed