2: 1,040 Jeer.
DAAWO Video:- Essien,Adebayor, Ballack iyo Cisse oo qoob ka ciyaara dheelaya
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Horyaalada reer yurub ayaa wali ku jira xiliga fasaxa laakiin xidigaha ayaa ku jira bashaal caadi ah.
Show cajiib ahaaa oo ka dhacay magaalada Accra ee wadanka Ghana ayaa waxaa ka soo muuqday iyagoo qoob ka ciyaar sameynaya xidigaha Emmanuel Adebayor, Djibril Cisse, Michael Ballack iyo Michael Essien.
Hadaba halkaan ka daawo show-ga.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨