2: 896 Jeer.
Daawo Video aad u qurux badan Ciyaaryahanada Luiz Ronaldo iyo Ronaldinho
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Ciyaaryahanada Ronaldinho iyo Luiz Ronaldo ayaa waxa ay ka mid yihiin xidigaha ugu goysmada badan inta kubada cagta Ciyaarta
Laacibiinta reer Brazil ayaa waxa ay qurux badan ugu laafyoonayaan Kuabada marka ay lugtooda ku jirto, iyagoona si sharaf leh ugu goynaya ciyaaryahanada kubada kubada kula loolamaya
Hada Daawo goos gooska Ciyaaryahanada Ronaldinho iyo Luiz Ronaldo
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨