1: Monday, June 9, 2014 - 07:19:30
2: 348 Jeer.

DAAWO SAWIRADDA. Xassan Sheekh iyo C/fitaax Al-sisi oo wada qaatay Kulan isbarasho ahaa

Waxaa Qoray:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu kulan is barasho ah la qaatay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Masar C/futaax Al-sisi oo isagu dhawaan Cod aqlabiyad ah kusoo baxay.

Kulanka ayaa ahaa mid is barasho ah, iyadoona ay Labada Madaxweyne isla soo hadal qaaden inay Ahmiyada siiyaan sii ambaqaadka Xiriirka labada dal, maadama labaduba ay ka jiraan Foodooyin lid ku ah Siyaasadaha.

Ma jirin wax Siyaasad ah oo ay kawada hadleen markii laga reebo isbarashada iyo xoojinta Xiriirada labada dhinac, waxa ayna kuwada balameen inay isugu imaan doonan kulamo kan iminka ka duwan.

DAAWO SAWIRADDA

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨